Guddoomiyaha ismaamulka Mombasa Cabdulswamad shariif Naasir ayaa ku taliyay in meesha laga saaro xayiraad dhanka gaadiidka ah oo uu sheegay inay caqabad ku tahay howlaha dalxiiska ee Mombasa.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in haddii soo jeedintiisa la tixgeliyo inuu sare u kici doono dakhliga ka soo xaroodo arrimaha dalxiiska ee gobolka Xeebta.