Caalamka DHAGEYSO:Nin 20 sano qodayay qubuurta Jigjiga oo baabuur lagu abaal mariyay By star - September 29, 2022 0 293 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Urur samafal oo dhallinyaro ah ayaa baabuur uu bulshada ugu adeegi karo guddoonsiiyay Mowlid Cabdi oo ugu yaraan 20 sano ka shaqeynayay qodidda xabaalaha Jigjiga. Siyaad Bashuuc Saney ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/09/Siyaad-Bashuuc-Jigjiga.mp3