DHAGEYSO:Kenyaanka oo siyaabo kala duwan uga hadlay golaha wasiirrada cusub

0
420

Shacabka kenyaanka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay golaha wasiirrada ee uu shalay magacaabay madaxweynaha dalka William Ruto.
Qaar ka mid ah dadweynaha ayaa si wayn u soo dhaweeyay magacaabista golaha wasiirrada cusub.
Waxaa ay ugu baaqeen in ay shaqeeyaan oo ay u adeegaan qaranka.
Hasa ahaate kenyaanka qaarkood ayaa ku dooday in golaha wasiirrada cusub aysan ka soo muuqan dhallinyaro.

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa horraan ballanqaaday in xukuumaddiisa ay ka soo muuqan doonaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here