Dad badan ayaa ka qayb galay aas marinka Qaza ee dalka Falastiin loogu sameeyay Khaled Mansour oo ahaa taliye sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Islamic Jihad ee dalka Falastiin.
Waxaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil halkaasi ka gaysatay xalay.
Mansour ayaa noqday sarkaalkii sare ee labaad kooxdan oo la dilo tan iyo markii Israa’iil ay weerarro ka billowday Qaza Jimcihii xilligaasi oo ay dhanka waqooyi ku dileen hor-jooyihii kooxdan Taysir al-Jabari.