Madaxa xisbiga Ford-Kenya ahna senatarka ismaamulka Bungoma Moses Wetangula kana mid ah madaxda siyaasadeed ee isbeheysiga Kenya Kwanza ayaa sheegay in dowladda dhexe aysan ka caawin doonin in musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga oo ku guuleysto xilka madaxtinimo ee doorashada guud ee 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan.
Waxaa uu xusay in go’aanka cida xigta ee talada qaban doonto ay shacabka leeyihiin.
Home Wararka Kenya Wetangula:Dowladda dhexe kama caawin doonto in Raila uu ku guuleysto xilka madaxtinimo