Waxaa xerada qaxootiga ee Xagardheer lagu soo gabagabeeyay tababar saddex cisho socday oo ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay barashada quraanka kariimka iyo culuunta islaamiga ah.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab nooga soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xagardheer oo lagu soo xiray tababar ku saabsan muhiimadda barashada culuunta islaamiga