Caalamka UNHCR oo sheegtay inay korortay tirada muhaajiriinta By star - June 13, 2022 0 522 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ay kordheyso tirada qaxootiga dhimanaya iyagoo isku deyaya in ay ka gudbaan badda Mediterranean. Dadkan ayaa doonaya inay gaaraan dalalka Yurub.