DHAGEYSO:Jawaari oo ku baaqay in la iska dhaafo guriga loo dhisaya Farmaajo

0
445

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamad Sheekh Cusman Jawaari ayaa ku baaqay in la iska dhaafo guriga la sheegay in loo dhisaya madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamad Cabdullahi Farmaajo.
Arrintan ayuu ku tilmaamay mid fowdo ah oo dhaawacaysa sumcadda madaxweynihii hore.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inay jiraan xuquuq dastuuri ah oo uu madaxweynaha leeyahay xita marka uu xafiiska baneeyo.