DHAGEYSO:Abaarta saameysay Itoobiya oo barakac sababtay

0
669

Barakacayaashii ugu badnaa ee ka soo hayaamay abaarta ku dhufatay dalka Itoobiya ayaa soo gaaray magaalooyinka dowlad deegaanka Soomaalida sida uu ku soo warramayo Siyaad Bashuuc Saneey oo warkan Jigjiga ka soo diray