DHAGEYSO:Nin naafo oo faquuq awgii 12 sano hooy ka dhigtay suuqa Dhagaxleey

0
446

Waxaa lagu soo warramayaa in shakhsi naafo ah oo lagu magacaabo Axmad Maxamad Muuse faquuq uu bulshada kala kulmay ka dib uu suuqa xerada qaxootiga ee Dhagaxleey hooy ka dhigtay muddo 12 sano ah .
Wakiil wareedka warbaahinta Star Maxamad Baaruud Xuseen oo la kulmay Axmad ayaa warbixintan Dadaab nooga soo diray.

Ciddii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka ah +254702837696