Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday qur’aanka bartay oo lagu abaal mariyay Dadaab By star - February 15, 2021 0 766 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Cabdisugow oo ka mid ah deegaanka Dadaab lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiiyay arday baratay qur’aanka kariimka.Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray