DHAGEYSO:Barnaamijka Horseed

0
688

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Horseed oo aad kala socotaan qaar ka mid ah Telefishannada iyo Idaacadaha dalka Soomaaliya.
Barnaamijkan oo ku saabsan mashaariic laga fuliyay deegaanka Ceel Afwayn.
Waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.
Maxamuud Cabdi Barre ayaa soo jeedinaya.
Halkan ka dhageyso: