DHAGEYSO:Xildhibaanka galbeedka Wajeer oo ka hadlay lacagaha loo qoondeeyay abaaraha

0
437

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka galbeedka Wajeer Axmad Qaloosh ayaa ka hadlay lacagaha ay dowladda dhexe u qoondeysay abaaraha ka jiro gobolka waqooyi bari.
Xilidhibaanka ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan siyaasiyiin qaar oo jeebka ku shubtay qayb ka mid dhaqaalahan.
Mar uu arrimahan ka hadlay xildhibaanka galbeedka Wajeer ayuu yiri