DHAGEYSO:Xaaladda Beledxaawo oo deggan

0
744

Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayay saaka xaaladdeedu tahay mid deggan ka dib dagaalkii habeen hore iyo shalay halkaas ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa uu hoggaaminayo wasiirka amniga Jubbaland.
Cawil Maxamed Shire oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Baladxaawo ayaa nooga warramay sida saaka uu jawigu yahay .