War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Kulan looga hadlayay u gurmashada bulshada ku nool degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe ka dib markii Magaaladaasi uu fatahaado Xooggan ka sameeyay wabiga Shabeelle.
War-saxaafadeedkan ayaa lagu faahfaahiyay dhibaatooyinka ugu badan ee ka taagan Magaalada Mahadaay waxaana lagu sheegay inay Lagama maarmaan tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto Xaaladda Mahadaay ka taagan.