DHAGEYSO:Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo kulmay

0
458

Waxaa maanta kulan wada yeeshay wafdi uu hoggaaminayo danjiraha dalka Itoobiya u fadhiya soomaaliya iyo madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulahi Deni .
Madaxweyne Deni iyo safiirka ayaa warbaahinta la hadlay.