In ka badan 4 qof oo shuban ugu dhimatay Bangladesh

0
457

Saraakiisha caafimaadka ee dalka Bangladesh ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 4 qof oo ka mid ah bulshada qaxootiga ee Rohingya ay u dhinteen cudurka shubanka
Waxay intaa ku dareen in la xakameeyay faafidda xanuunka oo saameeyay 1,500 qof oo dheeraad ah.
Ilaa 18,000 qof oo qaxooti ah ayaa loo wareejiyay jasiiradda Bhashan Char maadaama ay ku noolaayeen meelo dadku ku badan yihiin oo laga cabsaday in cudurka uu si xowli ah ugu faafo.