DHEGEYSO:Darawalada basaska ee Mombasa oo cabanaya

0
176

Wadayaasha basaska ee ismaamulka Mombasa ayaa ka cabanaya baarkin la’aan ama inaysan heysanin meel ay baabuurta dhigtaan.
Dhinaca kale Wadayaasha Mombasa-Nairobi-Kisumu ayaa loogu baaqay inay taxaddaraan iyagoo lagu eedeeyay shilalka dhaca.