Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee wadanka Koonfur Afrika FW De Klerk ayaa lagu soo warramayaa inuu geeriyooday isagoo 85 sano jir ah. Mas’uulkan ayaa ah kii ugu...

DHAGEYSO:Abaarta Garissa oo saameysay waxbarashada

Abaarta daba dheeratay ee ka jirta gobolka Waqoyi Bari ayaa saamayn wayn ku yeelatay tacliinta. Waxaa arrintan warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay xoghayaha ururka qaran...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo markale ka hadlay khilaafka wasaarada waxbarashada kala dhexeey

Agaasinka waxbarashada ee maamulka gobolka banaadir c/raxmaan Cumar Sh Nuur oo tv-ga Universal la hadlay ayaa wuxuu faahfaahino dheeraad ah ka bixiyo waxa uu...

Dowlada Soomaaliya oo digniin ka soo saartay dhulka la boobayo

Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya , Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa looga digay in la boobo dhulka dowladdu ay...

Tirada dadka ka qayb galaya shirka dowlad wadaajinta oo la dhimay

Golaha ay ku mideysan yihiin hoggaamiyaasha ismaamullada wadanka ee (CoG) ayaa sheegay in 3,000 oo qof keliya ay ka qayb geli doonaan shirweynaha arrimaha...

DHAGEYSO:Masaajidda Garissa oo saaka Alle bari roob doon ah laga sameeyay

Waxaa saaka salaadda subax ka dib masaajidda magaalada Garissa ee gobolka waqooyi bari lagu tukaday labo rakacadood oo Alle roob looga baryayey. Sheekh Xuseen Cabdullahi...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

3 qof oo loo xiray ka ganacsiga daroogada

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay saddex eedeysanayaal oo loo haysto inay ka ganacsadaan daroogada. Magacyada eedeysanayaasha ayaa lagu...

DHAGEYSO:Qiimaha qudaarta suuqyada Kismaayo oo sare u kacay

Waxaa suuqyada lagu iibiyo qudaarta ee magaalada Kismaayo laga dareemaya sare u kac dhanka qiimaha ah sida uu faahfaahinayo Mowlid Cabdi Kulmiye.

Most Popular

Recent Comments