Youtube oo saartay 5 ka mid ah baraha telefishinada militariga Myanmar

0
580

Shirkadda YouTube ayaa meesha ka saartay 5 ka mid ah kanaallada telefishinada ay maamulaan ciidamada difaaca dalka Myanmar.
Haweeney u hadashay shirkadda ayaa sheegtay in ay sidoo kale tirtireen muuqaalo dhowr ah.
Kanaallada laga saaray barta Youtube-ka waxaa ka mid ah MRTV oo ay dowladdu leedahay , midka militari ee Myawaddy Media, MWD Variety iyo MWD Myanmar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here