Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

20345 POSTS0 COMMENTS

49 ka mid ah shirkadaha gaaska oo lagala laabtay leesimada ay ku shaqeeyaan

Maamulka maareeya adeegyada tamarta iyo batroolka ee dalka ee (EPRA) ayaa leesimadii ay ku shaqeynayeen kala laabtay 49 shirkadood oo ah kuwa iibiya gaaska...

Doorashada baarlamaanka oo maanta ka dhacaysa Iiraan

Shacabka dalka Iiraan ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorasho ay ugu codeynayaan xildhibaannada golaha baarlamaanka wadankaasi. In ka badan 15,000 oo musharraxiin ah ayaa u...

Ku xigeenka barasaabka Kisii oo xilka laga qaaday

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Kisii ayaa xil ka qaadis ku sameeyay ku xigeenka guddoomiyaha dowlad deegaankaasi Robert Monda. Waxaa mooshinkii ka dhanka ahaa mas’uulkan...

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyadeeyay geerida hoggaamiyihii hore ee Tanzania Cali Xasan Mwinyi

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka wadanka Tanzania ka dib markii uu geeriyooday madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Xasan...

Faith Odhiambo oo loo doortay madaxa LSK

Waxaa xilka madaxa ururka qareennada dalka ee LSK ku guulaysatay Faith Odhiambo oo ahayd ku xigeenkii Eric Theuri. Odhiambo oo ay la tartamayeen afar musharraxiin...

Gachagua oo ku baaqay in kiisaska ganacsiga caleenta shaaha laga saaro maxkamadaha

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa ku baaqay in maxkamadaha laga saaro kiisaska la xiriira ka ganacsiga caleenta shaaha. Waxaa uu xusay in dacwadahan...

DHAGEYSO:WARKA DUHURNIMO EE IDAACADDA STAR FM

Soo jeedinta Xamdi_Gurey

Xamaas oo bartilmaameedsiga dadka gaargaarka sugaya ku tilmaantay dembi dagaal

Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa dembi dagaal oo aan horay loo arag ku tilmaamay in la dilo dad sugaya in loo gargaaro. Waxay Israa’iil ku...

Dowladda oo bilooyin gudahooda deynsatay 223.5 bilyan oo shilin

Wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha dalka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in maamulka madaxweyne William Ruto uu shanti bilood ee ugu dambeeyay...

Israa’iil oo dishay ku dhawaad 80 qof oo gargaar sugayay

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Falastiin ayaa sheegtay in Israa’iil ay saaka dishay ugu yaraan 77 qof oo Falastiiniyiin ah. Waxaa sidoo kale la dhaawacay...

TOP AUTHORS

20345 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read