Wasiiradda deegaanka oo baaq ka soo saartay howlgallada keynta Mau

0
279

Wasiiradda wasaaradda deegaanka iyo la tacaalidda isbeddelka cimillada ee dalka Soipan Tuya ayaa saraakiisha ammaanka ugu baaqday inay si baniaadannimo ay ku dheehan tahay ay keynta Mau uga saaraan dadka halkaasi degay.
Waxaa howlgallada hoggaaminaya isku duwaha ammaanka ee dowladda dhexe ku matalo gobolka Rift Valley Dr. Cabdi Xasan.
Howlgalka ayaa waxaa qayb ka ah saraakiil ka tirsan waaxyo kala duwan.