Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Wakiil xubin ka ah golaha hoose ee Nairobi oo xukun lagu riday

Wakiilka laga soo doortay xaafadda Karen ee magaaladatan Nairobi David Mberia ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah ama inuu bixiya lacag dhan...

SAWIRO:Madaxweynaha dalka iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadeed oo u mahadceliyay ismaamulladii ansaxiyay BBI

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa galabta aqalka madaxtooyada dalka ee State House ee magaaladatan Nairobi ku martiqaaaday qaar kamid ah hoggaamiyaasha xisbiyada siyaasadeed...

SAWIRO:Wararkii ugu dambeeyay shirka RW Rooble & midowga musharixiinta oo haatan socda

Waxaa haatan ka socda Huteelka Decale oo ku yaal Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho shir u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha xilka siihaya ee Maxamad...

Milatarigii Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Rag Shabab ah

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab waxaay ka sameeyeen Deegaano hoos-yimaada Deegaanka Awdiinle ee Gobalka BaaSaraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay...

DHAGEYSO:Shacabka Gobolka Shabeelada dhexe oo ka Cabsi qabo fatahaadaha wabiga

Gobolka shabeelada dhexe oo Sanadkasta ay Saameeyaan fatahaadaha wabiga ayaa shacabka ku nool waxay ka cabsi qabaan in Beerashadu ku adkaato maadaama meelihii wabigu...

Puntland oo Ciidamo fara badan ku daadisay Magaalooyinka waa weyn

Wasaarada Amniga Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta waxay Ciidamo farabadan ku daadisay wadooyinka waaweyn ee Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.Ciidamada oo qaarkood wata...

DHAGEYSO:C/wali gaas oo ka hadlay Banaanbaxa ay mucaaradka Soomaaliya ku baaqeen

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland oo ka hadlayay xaalada dalka Soomaaliy gaar ahaan banaanbaxyada ay Mucaaradku ku baaqeen ayaa sheegay...

Biden oo laalay xayiraadihii Trump ee kaarka Green card-ka loo yaqaano

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa wareegto uu soo saaray ku laalay xayiraadii ku aadaneyd kaarka green card-ka ee uu soo rogay madaxweynihii isaga...

Most Popular

Recent Comments