Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Kiisaska AIDS-ka ee Kenya oo yaraaday boqolkiiba 68

Dalka Kenya ayaa ka mid ah wadamada maanta laga xusayo maalinta cudurka AIDS-ka adduunka oo sanad kasta la qabto koowda bisha 12-aad ee Diseembar. Xuska...

Haweeney looga shakiyay argagixisanimo oo lagu qabtay Nandi

Waaxda dambi barista dalkani Kenya ee DCI-da ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay haweeney lagu tuhmayo inay xiriir la leedahay kooxaha argagixisada. Galinkii dambe ee...

Nigeria oo laga xaqiijiyay xaaladihii ugu horreeyay ee Omicron

Waxaa lagu soo warramayaa in dalka Nigeria laga xaqiijiyay kiisaskii ugu horreeyay ee faraca cusub ee cudurka COVID-19 ee Omicron variant. Xarunta xakameynta cudurrada wadanka...

Japan oo laga xaqiijiyay kiiskii labaad ee omicron

Warbaahinta Fuji News Network(FNN) ayaa ku warramaysa in dowladda dalka Japan ay diiwaangelisay qofkii labaad oo lagu arkay faraca cusub ee cudurka COVID-19 ee...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

Aqalka sare oo loogu baaqay inuu tixgeliyo isbedellada hindisaha NHIF

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa senatarrada aqalka sare ka codsaday inay dardargeliyaan tixgelinta isbedello lagu sameeyay hindisaha caymiska qaran ee caafimaadka ee NHIF...

Dowladda Kenya oo 25 bilyan u qoondeysay la tacaalidda saameynta abaarta

Madaxweynaha dalkani Kenya Mr. Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyay in maamulka Jubilee ay ka go’an tahay wax ka qabashada abaarta saameysay qaybo ka mid ah...

Nakuru oo maanta laga dhigaya caasimadda afaraad ee Kenya

Waxaa uu qorshuhu yahay in Kenya ay maanta yeelato caasimaddii afaraad . Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa inuu sare u qaado maqaamka magaalada...

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ku dhawaaqay baarista kursigii loo diiday Jawaari

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee Heer Federaal Maxamad Xasan Cirro ayaa sheegay in ay dhawaan bilaabayaan baaritaanka kursiga HOP#103 oo cabashada ka timid, kaas...

Most Popular

Recent Comments