Dadweynaha ku nool deegaanka Kisauni ee ismaamulka Mombasa ayaa dowladda ugu baaqay in ay wax ka qabato falal amni darro oo ay sheegeen in ay halkaasi ku soo kordheen.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in guri lagu gubay aagga Utange halka dad ay bililiqeysteen kaniisad halkaasi u dhow.
Qaar ka mid ah shacabka Kisauni oo warbaahinta la hadlay ayaa yidhi.




