Safiirka Shiinaha ee Kenya ayaa cambaareeyay weeraradii Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iiraan ee lagu dilay Hoggaamiyaha Sare Ayatollah Ali Khamenei.
Waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka ka qarxay Bariga Dhexe.
Waxaa uuna ku baaqay in la dajiyo xiisada ka taagan Gobolka.
Tan ayaa imaanaysa iyadoo Mareykanka iyo Israa’iil ay weeraro culus ku hayaan dalka Iran.
Home Wararka Kenya Safiirka Shiinaha ee Kenya oo cambaareeyay weeraradii Mareykanka iyo Israa’iil ay ku...




