Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Mid ka mid ah beelaha dega Dadaab oo tuulada Weldooni hoggaan cusub ku dooratay

Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.

Guddiga lagau muransan yahay ee doorashada Soomaaliya oo shir ku baaqay

Guddiga lagu muransan yahay ee hirgalinta doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku baaqay in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha dorashooyinka si looga gudbo caqabadaha...

COTU oo ku baaqday in la taageero hindise sharciyeed ka dhan ah anshax xumada

Daladda ururada shaqaalaha ee COTU ayaa shacabka ugu baaqday in ay taageeraan hindisaha lagu doonayo in dembi looga dhigo soo bandhigidda iyo faafinta muuqaallada...

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ku baaqday in dalkaasi xayiraad lagu soo rogo

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska Cuudrka safmareenka ah ee Coronavirus oo dalka kusii kordhaya, dad...

DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha gudaha oo amray in la soo xiro shakhsiyaadka uurka u yeela gabdhaha da’yarta ee Trans Nzoia

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaha qaranka Dr. Fred Matiang’i ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah gacanta lagu soo...

Ducaale oo gudbiyay hindise sharciyeed ka dhan ah muuqaallada anshax xumada

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa soo saaray hindise sharciyeed uu doonayo in baarlamaanka uu ansaxiyo si xal loogu...

Waaxda dacwad oogidda oo faahfaahin ka bixin doonto hannaanka maaraynta kiisaska

Waaxda dacwad soo oogidda dalka ayaa lagu wadaa in ay toddobaadkan shacabka la wadaagto macluumaad ku saabsan maaraynta kiisaska kala duwan.Sida lagu sheegay qoraal...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo markale la kulmaya midowga musharaxiinta

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in Maanta uu Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ah kulan kula qaato markale...

Mudavadi oo sheegay in uunan taageero siyaasadeed uga baahneyn Raila

Madaxa xisbiga ANC Mr. Musalia Mudavadi ayaa shaaciyay in aynan jirin wax taageero siyaasadeed ah oo uu sanadka 2022-ka xilliga doorashada guud uga baahan...

Most Popular

Recent Comments