Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Madaxweynaha dalka oo difaacay qorshaha BBI

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta oo maanta wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Inooro ayaa difaacay dhaqaalaha ay dowladda dhexe ku bixinayso qorshaha sharci beddelka...

Madaxweynaha dalka oo digniin u diray maamulayaasha dugsiyada

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maamulayaasha dugsiyada wadanka uga digay inay ardayda eryaan iyagoo ka dalbanaya bixinta qarashaadka waxbarashada.Mr. Kenyatta ayaa hoosta ka...

Dugsiyada Malawi oo la xiray

Waxaa albaabada la isugu dhuftay dugsiyada ku yaala dalka Malawi oo xirnaan doono ugu yaraan 15 cisho .Tallaabadan ayaa looga gol-leeyahay xakameynta faafitaanka caabuqa...

DHAGEYSO:Senatarka Murang’a oo faahfaahiyay sababta uu madaxweynaha warqad ugu qoray

Senatarka ismaamulka Murang’a ahna mas’uulka xisbiga Jubilee u qaabilsan dhanka kala dambeynta ee aqalka sare Mr. Irungu Kang’ata ayaa sheegay inuunan ujeeddo kale ka...

DHAGEYSO:Golaha qaran ee talasiinta Muslimiinta oo ka digay hadallada dhibaatooyin sababi karo

Guddoomiyaha golaha qaran ee talasiinta ee Muslimiinta dalka Sheekh Juma Ngao ayaa shacabka iyo madaxda siyaasadeed ugu baaqay inaynan adeegsan hadallada iyo falalka wax...

DHAGEYSO:Manhajka waxbarashada Soomaaliya oo laga shiray

Shirka looga hadlayay dib u-eegista manhajka waxbarashada dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO:Waayeel digaag ku iibiya Wajeer

Waxaa magaalada Wajeer digaag ku iibiyo aabbe soomaaliyeed oo ay da’diisu tahay 70 iyo dhowr sano oo noo sheegay inuu ka soo saaro qutul...

DHAGEYSO:Galmudug oo ku dhawaaqday dagaal saf ballaaran ah oo Shabaab ka dhan ah

Wasiirka Amniga Gudaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoos-taga degmada Hobyo...

In ka badan 240 qof oo lagu xiray Tunisia ka dib dibadbaxyo dhacay

Laamaha ammaanka ee dalka Tunisia ayaa xiray ugu yaraan 240 qof oo dhallinyaro ah oo loo haysto inay ka qayb qaateen dibadbaxyo ka dhacay...

Ciidamada ammaanka ee Vihiga oo xiray arday waardiye dilay

Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Vihiga ayaa xabsiga u taxaabay arday dhigta fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee Nyang’ori oo lagu eedeyay inuu dilay waardiyihii...

Most Popular

Recent Comments