Dowladda oo sheegtay in la xiraya waalidiinta aan carruurta geyn iskoollada

0
294

Madaxa waaxda adeegga dadweynaha sidoo kalena ah madaxa shaqaalaha ee xafiiska madaxweynaha dalka , Felix Koskei ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabi doono waalidiinta aan carruurtooda geyn xarumaha waxbarashada .
Arrintan ayuu ka sheegay ismaamulka Marsabit.
Waxaa uu saraakiisha maamulka ee dowladda dhexe ku amray inay tallaabo adag ka qaadaan waalidiinta ay guriyaha u joogaan ardayda gaaray xilligii ay wax baran lahaayeen.