Dhowr qof oo lagu dilay weerar lala eegtay masjid ku yaalla Burkina Faso

0
220

Waxaa lagu soo warramayaa in dhowr qof ay ku dhinteen weerar lagu bartilmaameedsaday masjid ku yaalla wadanka Burkina Faso.
Ilo wareed ka tirsan amniga ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in dhowr qof oo kale ay falkaasi ku dhaawacmeen.