DHEGEYSO:Saraakiisha KWS ee xiray Brian Odhiambo oo ka soo hor muqday maxkamadda

0
455

Kiiska ku saabsan waayitaanka Brian Odhiambo ayaa dib uga bilowday magaalada Nakuru, iyadoo shan marqaati ay ka soo hor muuqdeen maxkamadda.
Maxkamadda ayaa dhageysatay in ninka oo kalluumeysata ah oo la waayay 18-kii bishii Janaayo ee sanadkan, markii ugu dambeysay lagu arkay isaga oo ay la socdeen saraakiil ka tirsan waaxda Duurjoogta Kenya ee KWS. Eedeysanayaasha oo ay ku jiraan afar ka mid ah ilaalada KWS ayaa la sheegay inay maxkamadda u sheegeen in Odhiambo uu raacay gaari KWS ah ka hor inta aan la waayin.
Qaar ka mid ah saraakiisha KWS ee la soo taagay maxkamadda oo suaalo la weydiyay ayaa waxaa jawaabtooda ka mid eheed.