DHEGEYSO:Nairobi:Haweeneey lagu gubay sunta kiimikada

0
112

Baarayaasha Saldhigga Booliska ee Kibra ayaa baaraya kiis lagu gubay haweeney 24 jir ah ka dib markii lagu shubay kiimiko acid ah.
Haweeneeyda oo lagu magacaabo Mary Claire ayaa ka timid goobteeda shaqada ee Ngong Road iyadoo la socotay saaxiibkeed oo isna ku dhaawacmay dhacdada.
hal tuhmane ayaa xabsiga ku jira ka dib markii ay weerareen dad goobjoogayaal ah oo dhacdadan ka carrooday iyagoo dhaawac darran u gaystay tuhmanahaas.