Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta booqasho ku tagay dowlad deeganka Kiambu, wuxuuna kormeer ku tagay mashaaricda ay dowladiisa ka fulinayso ismaamulkaas.
Madaxweynaha ayaa mucaaradka ku dhallillay inay aflagaadeynayeen labadii sano ee u dambaysay.




