DHEGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka oo baaq u diray hogaamiyaasha qaranka

0
473

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki ayaa uga digay hogaamiyayaasha qaranka kicinta dadweynaha , waxaa uuna wacad ku maray iin isbahaysiga Kenya Kwanza ay diyaar u yihiin doorashada sanadka 2027-ka.