DHEGEYSO:Hay’adda M-Pesa Foundation oo xarrunta dhalmada ka furtay Makueni

0
355

Hay’adda M-Pesa Foundation ayaa daaha ka rogtay xarun cusub oo dhalmada ah oo ku taal dowlad deefaanka Makueni
Dadka deegaanka ayaa ka faa’iideysan doona xarunta oo ku kacaysa 17M taasi oo loogu talagalay isbitaalka Mutulani.
Barasaabka Ismaamulka Makueni Mutula Kilonzo Jnr ayaa sheegay in Xaruntan ay horumarin doonto helitaanka adeegyada daryeelka caafimaadka hooyada.