DHEGEYSO:Hay’adaha ammaanka oo baaritaan ku hayo dabkii shalay ka kacay dhismaha Yare Plaza ee xaafadda Islii

0
1199

Laamaha ammaanka ee ismaamulka Nairobi ayaa wado baaritaan ku aaddan dabkii xoogganaa ee shalay galab saameyay dhismaha ganacsi ee Yare Plaza ee xaafadda Islii.
Wariyaheen Mowlid Maxamed Shuuriye ayaa arrintan ka waraystay mid ka mid ah hoggaanka guddiga ganacsata xaafadda Maxamed Ismaaciil oo ku magac dheer Shiine.