Iyadoo guurka hore uu weli cabsi ku abuurayo deegaannada waqooyi ee dalka, guddiga odayaasha ee bulshada Gabra iyo Samburu ayaa isu soo baxay iyaga oo ku howlan dadaallo lagu xallinayo dhibaatadan.
Shirka oo ka dhacay ismaamulka Samburu ayay odayaasha ku heshiiyeen in la sii wado dadaallada si gebi ahaanba loo joojiyo dhaqanka guurinta gabdhaha ka hor inta aysan gaarin da’dooda ku habboon.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Golaha Odayaasha Samburu oo bilaabay dadaallo lagu joojinayo guurka carruurnimada




