DHEGEYSO:Gachagua oo ku booriyay dhallinyarada inay isku diiwaangeliyaan doorashada soo socota

0
450

Hoggaamiyaha xisbiga DCP, Rigathi Gachagua, ayaa ku baaqay in dhallinyarada dalka ay isdiiwaangeliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada guud ee 2027.
Gachagua, oo hoggaaminayay kulan dadweyne oo ka dhacay deegaanka Kabete ee dowlad deegaanka Kiambu, ayaa isla mar ahaantaana ku eedeeyay madaxweyne Ruto inuu ka dambeeyay carqaladaynta kulamada mucaaradka ee Gobolka bartamaha dalka, isagoo sheegay in madaxweynaha uu doonayo inuu gobolka kala qaybsado ka hor doorashada 2027.