DHEGEYSO:Dugsiga sare ee Wamy oo abaal mariyey ardaydii kaalimaha hore ka galay KCSE-da ee sanadkii hore

0
465

Maamulka dugsiga sare ee wiilasha ee Wamy High School ee magaalada Nairobi ayaa maanta qabtay xaflad lagu abaal marinayay ardaydii natiijooyinka wanaagsan ka soo hooyay imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee KCSE-da ee sanadkii 2024-kii.
Waxaa arrintan warbaahinta star faahfaahin ka siiyey maamulaha dugsiga sare ee wiilasha ee Wamy.