DHEGEYSO:Dowladda oo digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka ee Garissa

0
687

Madaxa guddoomiye xaafadeedka Garissa Yussuf Cali Cabdi ayaa ka hadlay odayaasha la sheegay in ay wadaan kicin bulsho taasi oo uu ku tilmaamay in aan loo dulqaadan karin oo ay dowladda tallaabo ka qaadi doonta ciddii lagu helaa hurin.
Waxaa uuna sheegay in siayasadda ay waqtikeeda imaanayso balse odayaasha loo baahan yahay in ay ka shaqeeyaan xallinta bulshada.