Dadka ku nool meelo ka tirsan dowlad deegaanka Trans Nzoia ayaa waxay dalbanayaan in loo raro goobo ammaan ah ka dib markii uu saameeyay roobabkii da’ay.
Dadaadku waxay qaadeen guryo iyo hanti degmada Namanjalala, ee Trans Nzoia.
Dadka deegaanka ayaa baaq u diray dowladda.




