DHEGEYSO:Codsi Dhismaha Dugsi Qur’aan

0
348

Muslimiinta ayaa laga codsanaya in ay ka qeyb qaataan dhismaha dugsi qur’aan oo ku yaala xeriyaha qaxooriga ee Xagardheera iyadoo carruurta dugsigaas ay qur’aanka ku baranayaan meel bannaan oo qorax ah.