Boqolaal qof oo degan meel u dhaw Wabiga Sosiani ayaa sheegay in fatahaadaha ka yimid wabigaas uu saameyn ku yeeshay guriyahooda.
Daadadku waxay saameeyeen dadka degan aagga Elgon View ee magaaladaEldoret ismaamulka Uasin Gishu.
Laamaha ammaanka oo ka hadlay dhacdadan ayaa uga digay dadka degan meelaha fatahaadaha u nugul in ay isaga baxaan.




