DHEGEYSO:5 eedeeysane oo lagu dilay Kericho

0
409

Shan qof oo looga shakisan yahay dhaca lacag dhan 1 milyan oo shillinka dalka ah ayaa waxaa ay shacabka ku dileen deegaanka Soin Sigowet ee dowlad deegaanka Kericho.
Booliiska oo goobta soo gaaray ayaa sheegay in 5-ta eedeeysane lagu daba jiray tan iyo bishii December ee sanadkii hore iyaga oo loo baadi goobaayay dhac kale oo ay geesteen.