DHAGEYSO:Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha Jubilee oo baaq u diray madaxweynihii hore ee dalka

0
268

Hoggaamiyaal ka tirsan xisbiga Jubilee ee ismaamulka Mombasa ayaa madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta ugu baaqay inuu faraha kala baxo arrimaha siyaasadda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.