Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Mandera oo eedeyn u jeediyay warbaahinta By star - July 23, 2023 0 314 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha ismaamulka Mandera ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in warbaahinta maxalliga ay fasiraad qaldan ka bixisay hadal uu maalmo ka hor ka sheegay kulan amni oo lagu qabtay Wajeer. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa faahfaahinaya . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/07/Cabdiqafaar-Mandera-2.mp3