Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Xaafad ka tirsan Mandera oo biyo la’aan laga soo sheegaya

Shacabka ku nool xaafadda Barwaaqo ee magaalada Mandera ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan haysata.Mid ka mid ah dadweynaha xaafaddaas ayaa warbaahinta Star faahfaahin...

Dowladda oo sheegtay in amniga Mandera uu yahay mid sugan

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in amniga ismaamulka Mandera uu yahay mid sugan ka dib dagaalladii...

DHAGEYSO:Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dab saameeyay xarunta golaha hoose ee Garissa

Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan dab abaare siddeedii barqonimo ee maanta ka kacay xarunta dhexe ee golaha hoose ee ismaamulka Garissa.Shacabka Garissa...

Golaha ismaamulka Kirinyaga oo beeniyay inuu ansaxiyay hindise sharciyeedka BBI

Guddoomiyaha golaha hoose ee ismaamulka Kirinyaga Anthony Waweru ayaa gaashaanka u darruuray in wakiillada dowlad deegaankaas ay ansaxiyeen hindise sharciyeedka BBI.Mas’uulkan ayaa sheegay in...

Dowladda oo lagu wado in ay faahfaahiso saameynta dagaalkii Baladxaawo

Dowladda dhexe ee Kenya ayaa lagu wadaa in ay abaare 11-ka barqonimo ee maanta qabato shir jaraaid oo ku saabsan iskudhacyada ka taagan gobolka...

Kenya oo madaxda Suudaanta Koonfureed baaq u dirtay

Bayaan ka soo baxay madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Kenya Mr. Uhuru Kenyatta uu mas’uuliyiinta dalka Suudaanta...

Madaxweynaha dalka oo loogu baaqay inuu heshiisiiyo KNUT iyo TSC

Labo hay’adood oo caalami ah ayaa madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta u qoray warqad ay kaga codsanayaan inuu soo farogeliyo muranka in muddo ah...

Nin dilay ka dibna gubay gabadh ay wada sheekeysan jireen oo la xiray

Saraakiisha waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa gacanta ku dhigay nin loo haysto inuu toddobaadkii hore dilay ka dibna meydkeeda dab qabadsiiyay gabadh...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo guday galay ololaha BBi hal maalin un ka dib markii IEBC xaqiijisay saxiixyada

Madaxa xisbiga ODM, Raila Odinga ayaa hal maalin un ka dib markii guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC uu xaqiijiyay ilaa...

Ismaamulka Nairobi oo bixinaya lacagaha ka maqan qandaraasleyda

Dowladda ismaamulka Nairobi iyo maamulka ay dowladda dhexe u xilsaartay maareynta qaar ka mid ah adeegyada bulshada ee caasimadda dalka ee NMS ayaa ku...

DHAGEYSO:Guddiga NCIC oo siyaasiyiinta uga digay in ay shacabka u kala qaybiyaan sabool iyo maalqabeen

Guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC ayaa soo saaray digniin uu u dirayo madaxda siyaasadeed ee wadanka.Phillip Okundi oo ka mid...
- Advertisment -

Most Read