Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta ku sugan xaafadda Kayole ee ismaamulka Nairobi halkaas oo uu xarigga kaga jari doono xarun caafimaad ka...
Afhayeenka madaxtooyada dalka ee State House Kanze Dena Mararo ayaa sheegtay in uunan jirin xoghaye wasaaradeed oo shaqada laga eryay ka dib isku shaandheyn...
Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa farriin hambalyo ah u diray Makhtar Diop oo noqday madaxa cusub ee fulinta iskaashiga caalamiga ee maaliyadda (IFC)...
Ku simaha xilka madaxa cadaaladda ee Kenya garsoore Philomena Mwilu ayaa ku baaqday in dib loo billaabo howlihii tooska ahaa ee maxkamadaha wadanka iyada...
Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa u yeeray guddoomiyaha golaha hoose ee ismaamulka Baringo David Kiplagat, ku xigeenkiisa Jacob Cheboiwo,karaaniga Richard...
Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa madaxtooyada wadanka ee State House kulan kula yeeshay xubnaha sar sare ee golaha fulinta.Shirka ayaa diiradda lagu saaray...
Ismaamulka Nairobi ayaa noqday dowlad deegaankii 11-aad ee ansaxiyo hindisaha BBI ee ku aaddan wax ka beddelka dastuurka wadanka u degsan.114 ka mid ah...
Ismaamulka Kisii ayaa noqday dowlad deegaankii sideedaad ee ansaxiyo hindisaha BBI ee ku aaddan wax ka beddelka dastuurka wadanka u degsan.Waxaa qorshahan maalmihii la...
Recent Comments