Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in ay jiraan dad aan jecleysan socdaallada uu ku tago qaybaha dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo maanta ku sugan ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka ayaa sheegay in socdaalka uu ku tago deegaannada...

Hay’adda laanqeyrta cas oo sare u qaaday wacyigelinta ka dhan ah xadgudubka jinsiyadeed

Hay’adda laanqeyrta cas laanteeda Kenya ayaa sheegtay in ay xoojisay wacyigelinta bulshada ee lagula dagaallamaya tacaddiga jinsiyadeed.Waxay sheegtay in ay diiwaangelisay 103 kiis oo...

Shakhsiyaadka adeegsado shahaadooyinka been abuurka ah oo loo digay

Maamulka dowladda dhexe u qaabilsan xaqiijinta shahaadooyinka waxbarasho ee (KNQA) ayaa wacad ku maray in uu xabsiga u taxaabi doono cid kasta oo sameysato...

Olole dhallinyarada looga dhaadhicinaya in ay taageeraan BBI oo la billaabay

Waxaa gobolka bariga dalka laga billaabay olole lagu doonayo in dhallinyarada la fahansiiyo qorshaha sharci beddelka ee BBI si ay u taageeraan.Xoghayaha waaxda arrimaha...

DHAGEYSO:Madaxa ODM iyo guddoomiyaha aqalka sare oo ka hadlay BBI

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa mar kale carrabka ku dhuftay in hindisaha sharci beddelka ee la doonaya in wax looga beddelo xeerarka wadanka...

DHAGEYSO:Qoys duruufo nololeed ku wajahaya IFO oo bulshada taageero weydiistay

Qoys soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xerada qaxootiga ee IFO ayna haysato xaalad adag oo biniaadanimo ayaa codsaday in la caawiyo.Maxamad Baaruud Xuseen ayaa dhameystiraya. Haddaba...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo loo doortay guddoomiyaha jaaliyadda Bariga Afrika-EAC

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa waxaa loo doortay guddomiyaha cusub ee jaaliyadda Bariga Afrika ee EAC.Mr Kenyattaa ayaa la doortay ka dib kulankii 21-aad ee...

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay inuu hoggaamin doonin u ololeynta diidmada ee BBI

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa si cad u sheegay inuusan hoggaamin doonin ololaha looga soo horjeedo ee ku aadan hindisaha sharci beddelka...

Raila oo sheegay inuusan dano gaar ah ku wadan BBI

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa gaashaanka ku dhuftay sheegashooyinka ah in geddisocdoka sharci beddelka ee BBI uu ku doonaya wadadii u ku tagi...

Hay’adda Safaricom Foundation oo deeq gaarsiisay iskuula ku yaala Turkana

In ka badan 1,000 arday oo wax ka barta ismaamulka Turkana ayaa ka faa'iideystay fasallo, buugaag, miisas iyo kuraas oo ay ku deeqday hay'adda...

Xildhibaanka Waqooyiga Dagoretti iyo dhigiisa Koonfurta Mugirango oo heshiiyay

Mudanaha laga soo doortay Waqooyiga Dagoretti ee dowlad deegaanka Nairobi Simba Arati iyo dhigiisa Koonfurta Mugirango ee ismaamulka Kisii Sylvanus Osoro ayaa heshiiyay ka...
- Advertisment -

Most Read