Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

6818 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

EACC oo lagu amray inay xirto akoonnada bangiyeed ee shirkado ay lacago siisay dowladda ismaamulka Isiolo

Maxkamadda sare ee dalka laanteeda ismaamulka Meru ayaa guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ku amartay inuu xannibaad saaro akoonnada bangiyeed ee...

Guddi isku-dhaf ah oo loo xilsaaray arrimaha waxbarashada oo kulan yeeshay

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay kulmeen xubnaha guddi isku-dhaf ah oo dhawaan loo xilsaaray inuu ka...

Mike Pence oo diiday soo jeedin ah in uu xafiiska ka saaro Trump

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence ayaa ku gacan seyray soo jeedin uga timid golaha wakiillada ee wadankaas oo ahayd inuu guda galo qorsho...

Baabuur kale oo ku dhacay badweynta Indian Ocean

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa sheegaya in aroornimadii hore uu mid ka mid ah baabuurta xamuulka ku dhacay badweynta...

Dowladda oo sheegtay in 91 gabdhood oo uur ku qaaday Kericho ay dib ugu laabanayaan dugsiyada

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda dhexe oo tagay ismaamulka Kericho ayaa sheegay in...

DHAGEYSO:Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo gobolka Gedo ka dhacay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gobolka Gedo howlgalo ka fuliyay ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen howlgaladaas iyo Saraakiil Al-shabaab ah oo halkaas lagu dilay.Saraakiisha...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo faahfaahiyay shirka garsoorka ee maanta furmaya

Wasiirka cadaaladda iyo garsoorka XFS Cabdulqaadir Maxamad Nuur oo xalay la hadlay TV-ga qaranka ayaa sharaxay ahmiyadda Shirweynaha Garsoorka dalka oo berri ka furmaya...

DHAGEYSO:Shaqalaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka qayb qaadatay barnaamijka Isxilqaan

Howl wadeenada wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka qeybgalay Ololaha #Isxilqaan ee lagu dhisayo #Guriga_Hooyo_Baxsan xaaji Cali Ex Gurigii...

TOP AUTHORS

6818 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read